About This Course
Lumion waa software awood badan oo loo isticmaalo 3D rendering iyo animation si loogu sameeyo muuqaalada dhismaha, naqshadeynta gudaha, iyo landscape design. Waxaa si weyn u adeegsada naqshadeeyayaasha, injineerada, iyo farsamayaqaannada dhismaha si ay u soo bandhigaan mashruucyadooda si muuqaal ahaan soo jiidasho leh.
Learning Objectives
Fahamka Interface-ka iyo Workflow-ga Lumion
Fahamka importing process
sida loo soo geliyo mashruucyada laga keenay AutoCAD
Revit
SketchUp
ArchiCAD
iyo 3ds Max
Fahamka Rendering iyo Animation
Abuurista Muuqaallo 3D ah oo Dabiici u Eg
Maareynta Iftiinka iyo Nalalka (Lighting & Shadows)
Naqshadeynta Landscape iyo Deegaan
Maareynta Biyaha iyo Jawiga Dabiiciga ah
Sameynta Walkthroughs iyo Videos Mashruuca
Abuurista video animations si loogu bandhigo mashruuca si xirfadaysan
Fahamka camera movements sida dolly
orbit
iyo zoom si muuqaalka loo habeeyo
Requirements
- Aqoonta aasaaska computerka
- computer ku habboon Lumion internet.
Curriculum
intro
0:02:57s
Lesson 1
0:17:42s
Lesson 2
0:21:58s
Lesson 3
0:28:27s
Lesson 4
0:18:49s
Lesson 5
0:23:25s
Lesson 6
0:14:33s
Your Instructors
ENG Ahmed Abdullahi
See moreStudent Feedback
No ratings

