About This Course
Realtime Landscaping Pro waa software loogu talagalay naqshadeynta landscape (jardiinooyinka, beero, wadooyin, barkado, iwm.) oo si sahlan loogu abuuri karo qorshayaal 2D iyo 3D. Waa mid aad u faa’iido badan oo u sahlaya naqshadeeyayaasha, injineerada, iyo mulkiilayaasha guryaha inay si fudud u naqshadeeyaan deegaanka dibadda.
Learning Objectives
Fahamka Interface-ka iyo Habka Shaqada
Abuurista Qorshayaal Landscape 2D iyo 3D
Naqshadeynta Jardiinooyinka iyo Qurxinta Beerta
Abuurista Waddooyin iyo Jaranjarooyin Dibadeed
Maareynta Iftiinka iyo Nalalka Dibadda (Outdoor Lighting)
Abuurista Barkadaha
Biya-dhacyada
iyo Xaruumaha Nasashada
Isticmaalka Agabka Qurxinta iyo Dhamaystirka Mashruuca
Abuurista Muuqaallo 3D ah iyo Walkthroughs.
Requirements
- Aqoonta aasaaska computerka
- computer ku habboon Realtime Landscaping Pro
- internet.
Curriculum
INTRO
0:22:28s
Lesson 1
0:24:48s
Lesson 2
0:23:23s
Lesson 3
0:22:32s
Lesson 4
0:26:55s
Lesson 5
0:26:30s
Lesson 6
0:23:39s
Lesson 7
0:22:11s
Lesson 8
0:22:17s
Lesson 9
0:04:23s
Your Instructors
ENG Ahmed Abdullahi
See moreStudent Feedback
No ratings

