About This Course
AutoCAD 2024 waa software aad u awood badan oo loogu talagalay naqshadeynta ,
injineernimada, dhismaha, iyo farsamada
Waxaa si weyn loogu isticmaalaa
abuurista 2D yad.
Markaad barato ujeedooyinkan, waxaad si xirfadaysan ugu shaqeyn kartaa AutoCAD 2024, adigoo naqshadeyn kara mashruucyo sax ah oo 2D ah
diyaarin kara qorshayaal dhisme, oo la shaqeyn kara injineerada iyo naqshadeeyayaasha kale.
Learning Objectives
Fahamka Interface-ka iyo Habka Shaqada
Abuurista iyo Wax Ka Beddelka 2D yada
Isticmaalka Layers iyo Blocks
Abuurista Cabbirro iyo Xog Faahfaahsan
Maareynta Dukumentiyada iyo Qorshayaal Dhisme
Fahamka sida AutoCAD ula shaqeyso software-yada kale sida Revit
Civil 3D
iyo ArchiCAD.
Requirements
- Aqoonta aasaaska computerka
- computer ku habboon AutoCAD
- internet.
Curriculum
intro
0:00:19s
Lesson 1
0:27:17s
Lesson 2
0:18:26s
Lesson 3
0:19:32s
Lesson 4
0:25:19s
Lesson 5
0:32:37s
Lesson 6
0:10:21s
Lesson 7
0:27:14s
Lesson 8
0:19:43s
Lesson 9
0:28:38s
Lesson 10
0:21:03s
Lesson 11
0:09:25s
Lesson 12
0:23:23s
Your Instructors
ENG Ahmed Abdullahi
See moreStudent Feedback
No ratings

