prota structure Part ONE
Waxaan dhawaan dhammaystay koorsada Prota Structure oo ay bixiso SkillUp 24 Academy, waana mid runtii ka sareysa filashadeyda. Waa koorso si heer sare ah loo diyaariyey, loona habeeyey si ay ugu fududaato qof kasta oo doonaya inuu barto structural analysis & design iyadoo la adeegsanayo Prota Structure.

IBNUL BAADIYAH
5Â months, 3Â weeks ago